Shah Rukh Khan, Kareena Kapoor Khan, Aamir Khan, Aishwarya Rai Bachchan Iyo 8 Jilaa Oo Aan Sanadkaan Ka Qeyb Gali Doonin IIFA 2017

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sanadkaan IIFA Awards looma kala harin waxaana ilaa hada safray Salman Khan, Shahid Kapoor, Disha Patani, Sushant Singh Rajput, Kriti Sanon, Sara Ali Khan, Saif Ali Khan iyo kuwa kale.

Laakiin sanadkaan IIFA Awards waxaa loo xiisi doona qaar ka mid ah 8 jilaa oo ugu caansan Bollyood oo ugu horeeyaan labada Super Star ee Amitabh Bachchan Shah Rukh Khan Aamir Khan Iyo Akshay kumar.

Shah Rukh Khan

Srk oo ah jilaa loogu bartay inuu ka qeyb galo xaflada Bollywood-ka dhigtaan waliba IIFA Awards sanadkaan laguma arki doono wuxuuna ku mashquulsan yahay filimka Aanand L Rai.

Aamir Khan

Aamir Khan maba looga baranin inuu ka qeyn galo xafladaha Bollywood-ka dhigtaan sidaa daraadeed waa jilaa sanad walbo loo xiiso.

Amitabh Bachchan

Amitabh Bachchan ayaa si cad u sheegay inuu sanadkaan kasoo qeyb gali doonin IIFA waa jilaaga bollywood-ka ugu weyn oo loo xiiso doono.

Aishwarya Rai Bachchan

WARAR DHEERAAD AH:

Aishwarya Rai ayaa la sheegay inay raacday go’aanka sodageeda oo aan ka qeyb gali doonin xaflada IIFA sanadkaan.

Kareena Kapoor Khan

Kareena sanadkaan iyadana kama qeyb gali doonto IIFA maadaama ay hooyo noqatay cunugeeda Taimur Ali Khan ayay la joogeysa Saif ali Khan kaligiisa ayaa ka qeyb galaayo.

Kangana Ranaut

Kangana ayaa iyadana fikrad ahaan la wadaagto Aamir Khan iyadoo aan ka qeyb galin xafladaha Bollywood-ka dhigtaan.

Akshay Kumar

Madadaaliyaha koowaad ee Bollywood-ka Akshay kumar ma jeclo inuu dadka ku madadaaliyo xafladaha wuxuuna ka mid yahay jilaayaasha aan ka qeyb galin IIFA 2017.

Priyanka Chopra

Priyanka Chopra oo noqatay Atiriisho mashquul ku ah Hollywood sanadkaan iyadan kama qeyb gali doonto xafladanaa ka dhacaaya New York iyadoo halkaas ku sugan.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Taageere sharaddha kapoor says:

    Sharaddha ma imaneysaa

  2. shucayb says:

    sxb ajey divgan mee

  3. Taageere sharaddha kapoor says:

    Shradhda ma imaaneysa

  4. ibraahin cabdilaahi says:

    waa caadi




Featured Video