Daawo Goos Gooska Kooban Ee Filimka Kaalakaandi Saif Ali Khan Wuu Na Waali Rabaa (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Saif Ali Khan filimkiisa Kaalakaandi ayaa goos goos kooban laga soo bandhigay waana filim shactiro ah oo Saif Ali Khan doonaaya inuu nagu waalo.

Filimka Kaalakaandi Saif waxaa kula weliyo jilaayaasha Vijay Raaz, Deepak Dobriyal, Shobita Dhulipala, Kunaal Roy Kapur, Isha Talwar, Akshay iyo Oberoi.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka Kaalakaandi waxaa maal gilin doona shirkadaha Cinestaan Film Company iyo Flying Unicorn Entertainment waxaana la daawan doona September 8th, 2017.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska kooban ee filimka Kaalakaandi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video