Filimka Border Iyo Sida Uu All Time Blockbuster Ku Noqday.

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Border waxaa lagu tilmaa filimka ugu weyn ee dhanka dagaalka ah ee ebid Hindiya sameeyeen sidoo kalena wuxuu ka mid yahay Blockbuster-da ugu weyn ee Bollywood-ka sameeyeen.

Border waa filim ka hadlaayo dagaalkii dhex maray Hindiya iyo Pakistan bilawgii 70-maadkii waxaana amaan weyn ku heleen sameynta filimkaan atoorayaasha ay ka mid yihiin Sunny Deol, Suniel Shetty, Akshaye Khanna iyo jilayaal kale.

Filimkaan uu sameeyay Director JP Dutta iyo sida uu All Time Blockbuster ku noqday hoos kaga bogo:

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 39.45 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 63.68 cr

Tirada guud ee tikit u goosatay – 37-milyan iyo 83,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen – 9.50 cr

Saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan lacagaha ay ka heleen – 25.71 cr

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan- 270.63%

Natiijadiisa- All Time Blockbuster

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video