Filimka Jagga Jasoos Oo Maanta Sare U Kac Wanaagsan Sameeyay Iyo Qayaas Ahaan Lacagaha Uu Keeni Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Jagga Jasoos ee Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif hogaamiyaha ka yihiin maalintiisa koowaad wuxuu sameeyaya ganacsi dhax dhaxaad ah.

Sida shabadakada Boxoffice India soo daabacday filimka Jagga Jasoos maalintiisa labaad wuxuu sameeyay sare u kac 30-35%  wuxuuna qayaas ahaan maanta keeni doona 11 Crore waana sare u kac wanaagsan maadaama maalinta koowaad uu keenay 8.18 Crore.

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha maalinta labaad uu keeni doona filimka Jagga Jasoos waa lacagaha 5 sano ka hor keenay filimka Barfi! filimka Jagga Jasoos wuxuu sare u kac weyn ka sameeyay magaalooyinka waa weyn waxaana badi usoo daawasho tagay qoysaska iyo caruurta.

Filimkaan oo la hadal heeyay inuu mari doona wadada Bombay Velvet meesha ayay ka baxday filimka Jagga Jasoos ayaana labo maalin keeni doona 20 Crore.

Maadaama filimkaan maalinta sabtida uu sare u kac weyn sameeyay waxaana la hubaa maalinta bari inuu sameyn doon sare u kac kale oo wanaagsan maadaama qoysaska iyo caruurta usoo daawasho tagaayaan.

Waxaana la rajeynaaya in todabaadkan filimkaan si weyn loo soo dhaweeyo si uu guul uu u gaaro maadaama sheekadiisa lagu wareeraaayo sidoo kale maalinta isniinta ganacsiga uu sameeyo ayaa lagu ogaan doona halka uu hiigsan doono.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Ayaan muuse says:

    Guul baan urajrrnaya Rk

  2. yuuri says:

    romantic hero guul?




Featured Video