Top 10 Hits 1996: Wax Ka Ogaaw 10-kii Hits Ee Ugu Weynaa Oo Ay Bollywood-ka Sameeyeen 1996

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hordhac

Aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan la wadaagno filimada Hits-ka ugu waa weyn noqdeen sanad walbo si macluumaad dheeri ah Bollywood-ka kaga helaan.

Hadaba shabakada Filimside waxay jeceshahay inay aqristayaasheeda usoo gudbiso xog saxan oo tixraac leh sidaa darteed xog saxan 100% oo tixraac leh waxaa laga helaa shabakada Boxoffice India keydka ugu weyn Bollywood-ka.

Boxoffice India dadaal wadaa welina sixitaan ayay ku wadaa xogaha filimada balse ilaa haatan wax saxday oo keedisay oo Data Base-keeda ku jiraan laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017 filimada ay Bollywood-ka sameeyeen mid walbo lacagaha uu keenay iyo natiijadiisa rasmiga ah.

Sidaa darteed waxaan maanta mar kale idinla wadaageynaa 10-ka filim ee lagu tilmaamay Hits-kii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen sanadii 1996 (TOP 10 HITS 1996):

1. Raja Hindustani (All Time Blocbuster): 43.14 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 379.51 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 40-Milyan Iyo 975,000 qof.

2. Agni Sakshi (Blocbuster): 19.52 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 182.19 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 19-Milyan Iyo 671,000 qof.

3. Jeet (Super Hit): 16.13 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 160.47 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 17-Milyan Iyo 326,000 qof.

4. Khiladiyon Ka Khiladi (Super Hit): 14.38 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 148.58 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 16-Milyan Iyo 042,000 qof.

5. Chatak (Super Hit): 15.23 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 146.66 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 15-Milyan Iyo 835,000 qof.

6. Saajan Chale Sasural (Super Hit): 13.82 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 144.28 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 15-Milyan Iyo 578,000 qof.

WARAR DHEERAAD AH:

7. Bandit Queen (Super Hit): 14.09 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 125.72 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 13-Milyan Iyo 574,000 qof.

8. Jaan (Hit): 9.91 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 103.27 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 11-Milyan Iyo 227,000 qof.

9. Tere Mere Sapne (Hit): 7.70 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 64.01 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 6-Milyan Iyo 401,000 qof.

10. Masoom (Hit): 5.73 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 53.03 Crore sidoo kale waxaa tkit u goosatay filimkaan 5-Milyan Iyo 303,000 qof.

Atoorayaasha sida ay u kala hit badnaayeen1996-tii.

Aamir Khan ayaa sameeyay Hit-ka Ugu Weynaa sanadkaas

Sunny Deol 10 Hits-ka ugu weynaa sanadii 1994 wuxuu ku lahaa 2-filim

Big Stars, Akshay Kumar, Salman Khan, Govinda, Ajay, Nana Patekar, Iyo Jackie Shroff ayaa mid 1 filim ku lahaa Hits-ka ugu sanadii 1996.

F.G Sanadkaan Shah Rukh Khan, Anil Kapoor Mithun Iyo Sanjay Dutt, filimadooda kama mid noqan 10-ka Hits ugu weynaa sanadii 1996.

La Soco Sanadii 1997 Iyo 10-ka Filim Ee Ugu Weynaa Bollywood-ka Sameeyeen.

Hadaa Aqrisanin Maqaalkaan Qeybtiisa 1-aad Riix Halkaan

Hadaa Aqrisanin Maqaalkaan Qeybtiisa 2-aad Riix Halkaan

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Mohamad says:

    Zxp Salan sare Aadan Muradi?Zxp Yaa kuguleystay Best Actor 1996?




Featured Video