Dhalasho Wacan Katrina Kaif Oo Maanta Jirsaday 34-Sano Iyo 11 Sawir U Gaar Ah Yaraanteeda

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atiriishada sida weyn loo wada jacel yahay Katrina Kaif ayaa maanta u dabaal dagaysa dhalashadeedii 34-aad waana mid ka mid ah atiriishooyinka ugu guulaha badan ee Bollywood-ka.

Katrina waxaa soo caan bixiyay lamaanaheeda hore ee Salman Khan oo kala hareen 2009 ka dib waxay xiriir la sameysay Rambir Kapoor oo sidoo kale kala hareen.

Katrina Kaif waa atiriisho guusha u saaxib waxayna sameysay filimaan waa weyn sida Namastey London, Apne, Welcome, Singh Is Kinng, New York, Ek Tha Tiger, Jab Tak Hai Jaan iyo kuwa kale oo badan.

Laakiin sanadahaan danbe guul daro ayay caado ka dhigatay 4 sano ayay raadinaysaa filim Hit waxaan ugu danbeysay Dhoom 3 laakiin haatan waxaa la hubaa in Blocbuster xiriir sameyn doonto Sababto ah inay la shaqeyn doonto filimadeeda xiga Salman Khan, Aamir Khan Iyo Shah Rukh Khan.

Dhinaca kale maadaam maanta dhalashada Katrina tahay waxaa idin heynaa 11 sawiro oo yaraanteeda u gaar ag.

Kat1

katrina2

WARAR DHEERAAD AH:

katrina4

katrina5

katrina61

537087

katrina12

katrina8

Katrina-1

katrina13

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mr Dangal says:

    naagtaan cid guursata miyaya la dahay miskiinta




Featured Video