Filimka Raja Hindustani Iyo Sida Uu All Time Blockbuster Ku Noqday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Raja Hindustani waa mid ka mid ah aflaanta Blockbusters-ka noqdeen kuwooda ugu weyn oo ay ebid Hindiya sameeyeen sidoo kalena waa filimkii uu Aamir Khan ku yeeshay awooda baaxada weyn ee ilaa maantadana Boxoffice-ka Hindiya ku leeyahay.

Raja Hindustani waa filim Classic ah oo uu Director ka ahaa Dharmesh Darshan soona baxay sanadii 1996 sidoo kalena Aamir Khan iyo Karishma Kapoor ay ku qaateen abaal marin walbo oo xiligaas la bixiyay.

Hadaba waxaan idiin heynaa sida Raja Hindustani uu ku noqday All Time Blockbuster waana filim maqaam sare gaaray ilaa haatana awoodiisa Boxoffice-ka taagan tahay mudo 21-sano kadib:

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5.75 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 43.14 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 73.84 cr

Tirada guud ee tikit u goosatay – 40-milyan iyo 975,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen – 7 cr

Saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan lacagaha ay ka heleen – 28 cr

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 497%

Natiijadiisa – All Time Blockbuster

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. asad yaxye says:

    waa sax sxp lacgta imika imisa ayey u dhigmata

  2. m.guursade says:

    fadlan bahda filimside wxd ku xejisan filimka ASHIQUE2 sida uu BLOUCBOUSTER ku noqtay 100 crore ba hindiya kama soo xerayn e

  3. maxamed haadi says:

    amir khan waa geesiga bollywoodka taasne shaki malaha

  4. axman yare says:

    blocbostarka waa lku khaldy flop buy ahaa




Featured Video