IIFA Awards 2017 Update: Disha Patani Iyo Diljit Dosanjh Oo Ku Guuleysteen Jilaayaasha Ugu Fiican Wijiga Cusub Ee Bollywood-ka Kusoo Biiray

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

IIFA Awards 2017 ayaa haatan ka socdo New York waxaana si Updade ah idinku soo gudbin doona wax walbo oo ka dhacaayo.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana haatan bilawday abaal marinada muhiimka ah waxaana dadka IIFA waxaan masraxa dadka ku madadaalinaayo , Saif Ali Khan Iyo Karan Johar dhinaca kale waxaa abaal marida ugu muhiimsan lagu bilaabay Best Debut wijiga cusub ee Bollywood-ka kusoo sanadkii hor midka ugu jiliin wanaagsanaa.

Waxaana abaal marintaas ku guuleystay Disha Patani Iyo Diljit Dosanjh oo ku qaateen bandhigood wacan ee filimada Udta Punjab iyo MS: Dhoni The Untold Story.

Dhinaca kale Varun Dhawan ayaa ku guuleystay shactaroolaha ugu wanaagsan ee Bollywood-ka sanadkii hore wuxuun ku qaatay Dishoom sidoo kale laadirka ugu wanaagsana waxaa qaatay Jim Sarbh asigoo ku qaatay filimka Neerja.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video