IIFA Awards Update: Shahid Kapoor Iyo Alia Bhatt Oo Ku Guuleysteen Atooraha Iyo Atariishada Ugu Wanaagsan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa markiisa 18-aad la qabtay xaflada IIFA Awards oo sanadkaan lagu dhigay New York xaflada ayaan ku dhow gaba gabo waxaana la bixiyay dhamaan abaal marinada muhiim ka ah.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaan haatan la shaaciyay in Shahid Iyo Ali Bhatt ku guuleysteen atooraha iyo atiriishada ugu wanaagsan ee abaal marinta IIFA.

labadaan jilaa ayaan ku qaatay abaal marindaan bandhiga filimkooda Udta Punjab oo sanadkii hore la daawaday sidoo kale director ugu wanaagsan ee IIFA 2017 waxaa ku guuleystay Aniruddha Roy Chowdhary oo ku qaatay filimka Pink.

Dhinaca kale labada halyeey ee Anupam Kher iyo Shabana Azmi ayaa ku guuleystay Best Actor in a Supporting Role ayagoo ku qaatay filimadooda Neerja Iyo MS Dhoni – The Untold Story.

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Akshay kumar says:

    asc.w.w aadan muriidi waxaan ku wedinaa iifa awards miyaa ugu weeyn india waxa eey bixiso mise kaalinta lawaad ayeey kujirtaa iifa awrds plz adigoo ii shaqrxayo igu soo celi warbixintaa waa ii muhiim

  2. sharp says:

    war yaa alle yaqana Shahid iyo allia filmkan ay ku gulaysteen ee udta punjab meel uu kusocdo iyo meel uu kasocdo xataa lama yaqana horta hindia side wax ka yihin xaqiraad badana sallu Aya watay suldan akshay kumar Airlift bigb aa watay pink dhinaca hablahana sonam kapoor xataa filmka neerja waxay ku qadatay national award maraksay allia sinayan oo udta punjab dibjirad ueg

  3. luqman says:

    dangal & aamir khan malaga reebay yay godob kagaleen wayabe waba filimka ugu ficna uguna sheko wanagsana mise 4.5 aya mesha wax lagu qaybiya awayse akshay Kumar filimadisi rustom.airlift kuwasna ma kamid noqon wayeen




Featured Video