Ranbir Kapoor Oo Shaaca Ka Qaaday Xiliga Uu Duubis Ku Bilaabi Doono Filimkiisa Xiga Ee Dragon

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ranbir Kapoor oo todabaadkaan tiyaatarada u saaran filimka Jagga Jasoos wuxuu shaaca ka qaaday filimkiisa xiga ee Dragon xiliga uu duubis ku bilaabi doono.

WARAR DHEERAAD AH:

Ranbir asiga ayaa shaaca ka qaaday in filimkiisa Dragon duubis lagu bilaabi doono 15-ta October sidoo kale Ranbir ayaa sheegay inuu hada ku mashquulsan yahay filimka nolasha Sanjay Dutt looga hadlaayo waxaana bilaabi doona duubista Dragon filimka marka aan kasoo laabto New Yor oo an ku duubaaya filimka Sanjay Dutt.

Filimka Dragon waxaa director ka noqan doona Ayan Mukerji oo wada shaqeyn doonan markoodi 3-aaad waxayna hori u wada sameeyeen filimada Yeh Jawaani Hai Deewani iyo Wake Up Sid.

Ranbir Kapoor filimka Dragon waxaa kula wehlin doona Alia Bhatt iyo Amitabh Bachchan waxaana shaaca laga qaaday in la daawa doono bartamaha 2019.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video