Rasmi: Filimka Mom Iyo Sabtigiisa Labaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Ka Keenay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Mom ee hogaamiyaha ka tahay Sridevi ayaa sabtigiisa labaad sameeyay sare u kac wanaagsan maadaama jicmadiisa labaad ganacsi liito sameeyay.

Filimka Mom oo culees kala kulmaayo filimka Hollywood-ka Spiderman – Homecoming wuxuu sabtigiisa labaad soo xareeyay lacago wanaagsan.

Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday filimka Mom sabtigiisa labaad wuxuu gudaha Hindiya kassoo xareeyay 2.25 Crore (Trade Figure).

WARAR DHEERAAD AH:

Fadlan hoos kaga bogo filimka Mom iyo 8-maalin laagaha uu kasoo xareeyay gudaha Hindiya.

Todabaadka Koowaad – 23 Crore

Jimco – 1 Crore

Sabti – 2.25 Crore

Wadarta Guud – 26.25 Crore

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan says:

    Adduunyow xaalka ba’, ma Sridevi baa 2 Crore u wanaagsan yahay? Waayana Bollywood ayadaa haysan jirtay.




Featured Video