Rasmi: Filimka Ninnu Kori Iyo Todabaadkiisa Koowaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Iyo Suuqyada Caalamka Ka Keenay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Natural Star Nani filimkiisa Ninnu Kori ayaa ganacsi wanaagsan ka sameeyay todabaadkiisa koowaad koonfur Hindiya iyo suuqyada caalamka.

Sida shabakada Andhara Boxoffice soo daabacday filimka Ninnu Kori wuxuu todaabadkiisa koowaad dhul weynaha Nisam ka keenay 27.20 Crore lacagaha nadiifka ay heleen kooxda cajaladaha qeybiyaan waa 16.50 Crore.

Filimka Ninnu Kori wuxu gobalka Karnataka ka keenay 3.10 Crore midaas oo ka dhigan in gudaha Hindiya oo kalii ka keenay 30.30 Crore.

WARAR DHEERAAD AH:

Sido kale filimka Ninnu Kori oo ganacsi weyn ka sameynaaya  USA wuxuu ka keenay todabaadkiisa koowaad 6.30 Crore halka dunida inteeda kale uu ka keenay 1.90 Crore.

Sidaa daraadeed filim Ninnu Kori wadarta guud gudaha Hindiya iyo suuqyada caalamka wuxuu kasoo xareeyay 38.50 Crore lacagaha nadiifka ay ka heleen kooxda cajaladaha qeybiyaan waa 21.40 Crore.

Natiijadiisa Super Hit

Fadlan hoos kaga bogo shaxda ama table-ka ay soo daabacday Andhara Boxoffice wuxuuna u qeybsan yahay 3 saf lacaga nadiifka (Net) saami ahaan (Share) lacagaha guud (Gross).

NoImage

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video