Rasmi: Salman Khan Iyo Jacqueline Fernandez Oo Wada Sameyn Doona Remo D’Souza Filimkiisa Xiga

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa maal mahaan la hadal heeyay Salman Khan filimkiisa xiga ee director ka noqan doono Remo D’Souza in atiriisho ka tahay doonto Jacqueline Fernandez.

Haddaba ugu danbeyn Salman Khan xili waraysi laga qaadayay ayaa xaqiijiyay in filimkiisa xiga uu director ka noqan doono Remo D’Souza halka atiriisho ka noqan doonto Jacqueline Fernandez.

WARAR DHEERAAD AH:

Salman Khan ayaa sheegay ” Jacqueline waa qof qibrad u leh ciyaarta waxayna qaban doonta shaqo cajiib ah” sidoo kale Sallu Bhai ayaa shaaca ka qaaday doorkiisa filimka.

Asigoo sheegay ‘ inuu ku matali doono nin xaaskiisa ka dhimatay una joogto gabbar 9 jir ah waxaana balan ka qaaday xaaskayga dhimaday inaan balan walbo u sameeyo gabadheeda yar’ gabadha riyadeeda ayaan ah tartanka qoob ka ciyaarka ka dib Jackie ayaa i bari doonto ciyaarta.

Dhinaca kale Salman Khan filimkiisa xiga waa Tiger Zinda Hai  oo isla jilaayaan Katrina Kaif waxaana la daawan doona Christmas 2017.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mohamad says:

    Zxp Barnamijki heesaha aad Turjumijidheen Ma naga deyseen….?




Featured Video