Sawiro Sonakshi Sinha Labiskeeda IIFA Awards 2017 Ma Aha Mid Shidan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atiriishada caanka ah ee Sonakshi Sinha oo looga bartay inay wacdaro ka dhigto xafladaha Bollywood-ka dhigtaan sanadkaan IIFA Awards uma soo qaadan labis shidan.

Sonakshi-1

WARAR DHEERAAD AH:

IIFA Awards oo markii 18-aad lagu qabtay New York Sonakshi Sinha kama mid ah dadka labiska qurxoona ee ku socday rooga cagaaran.

Sonakshi waxay IIFA labis ahaan usoo qaadatay Sari aan soo jiidasho laheyn waxaana lagu camirtay in markaan ay hoos baxday sidoo kalena qofta labiskeeda qaabil saneed inay si weyn usoo diyaarini.

2-Ratings

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. yusuf says:

    wooooow




Featured Video