Super Star Salman Khan Labis Shidan Ayuu Ku Tagay IIFA Awards 2017

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wili waxaa lasoo bandhigaaya sawirada xidaigaha ugu caansan ee bollywood-ka iyo labiska ay ku tageen rooga cagaaraan ee IIFA Awards 2017.

IIFA-salman-khan bruh

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana markaan lasoo bandhigay Super Star Salman Khan iyo labiska uu ku tagay IIFA Awards 2017 Salman Khan ayaa IIFA ku tagay labis shidan wuxuuna ka mid noqday jilaayaash ugu labiska qurxoon IIFA 2017 asigoo ku biiray liiska Varun iyo Shahid.

3-ratings

Salman Khan ayaa masraxa ka ciyaari doona IIFA 2017 oo haatan si weyn ugu socoto New York sidoo kale waxaa masraxa ka ciyaari doona jilaayaasha Katrina Kaif, Alia Bhatt, Varun Dhawan, Kriti Sanon, Sushant Singh Rajput, Shahid Kapoor iyo Disha Patani.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video