Todabaadkaan Iyo Jilaayaasha Ugu Labiska Qurxoona Ama Ugu Soo Jiidasho Badanaa (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hadaa shalay idinla wadaagnay jilaayaasha ugu labiska foosha xumaa ee Bollywood-ka maanta kusoo dhawaada jilaayaasha ugu labiska qurxoona ama ugu soo jiidasho badanaa.

Haddaba hoos kaga bogo atoorayaasha iyo atiriishooyinka todabaadka ugu shidnaa ama ayagoo labis qurxoon wataan sawiro looga qaaday ayagoo ku sugan meelo kal duwan ayagoo lisku raacay inay yihiin kuwa ugu shidan todabaadkaan.

Priyanka Chopra

Disha Patani

Alia Bhatt

WARAR DHEERAAD AH:

Sonakshi Sinha

Varun Dhawan

Shahid Kapoor

Ranveer Singh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video