Varun Dhawan Iyo Alia Bhatt Labiska Ugu Shidan IIFA Awards 2017 Ayay La Imaadeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa lasoo bandhigay sawiro u gaar Alia Bhatt iyo Varun Dhawan oo wacdaro ka dhigaaya waqtigaan la joogo masraxa IIFA Awards 2017 ayaa waxaa laga soo bandhigay labiska ay ku tageen IIFA.

Varun Dhawan Iyo Alia Bhat ayaa labiska ugu shidan ku tagay xaflada IIFA 2017 Varun Dhawan ayaana waqtigaan masraxa kala kicinaayo asigoo ku dheelaayo heesaha caan ku ahaa Govinda.

Sido kale Alia Bhatt ayaa saacad ka hor masraxa si weyn u camirtay iyadoo ku heestay heesaha filimadeeda ku jiro kuwa ugu caansan.

Fadlan hoos ka daawo sawirada Varun Iyo Alia laga soo bandhigay.

Varun Dhawan pulls off a tuxedo but with a dapper twist at the IIFA Awards 2017 green carpet- View Pics

WARAR DHEERAAD AH:

Varun-2

Alia-1

Varun

4-ratings

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Qallad ibnu mashfac says:

    op op varun dhawan caadi maahan best actor of india aan ku hystaaaaa




Featured Video