Esha Deol Weyba Kusii Qurxanaatay Uurka Ay Leedahay Ayadoo Dhawaan Hooyo Noqon Doonto (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atirishada caanka ah Esha Deol oo ay dhaleen labada Super Star Dharmendra iyo Hema Malini ayaa haatan dalxiis u joogto dalka Greece.

Esha Deol waxay soo bandhigtay sawiro soo jiidasho leh ayadoo muujisay inay uurka ku qurxoon tahay, waxaana xudid mudan in xidigtaan dhawaan hooyo noqon doonto.

WARAR DHEERAAD AH:

Esha Deol iyo seygeeda  Bharat Takhtani  ayaa u dalxiis tageen jasiirada quruxda badan  Santorini ee bada  Aegean dalka Greece ka tirsan ku taalo waxayna halkaas ku qaadanayaan waqti wacan.

Esha Deol waxay rabtaa inay soo qaadato fasixii nasiino ee ugu dambeeyay madaama ay dhawaan hooyo noqon rabto watqigeeda dhalmadana uu soo dhow yahay.

Hema Malini oo ay hooyada dhashay Esha Deol waxay dhawaan sheegtay inaysan sugi karin ubadka gabadheeda inay aragto ayadoo ayeeyo noqon rabto.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video