Filimka Dilwale Dulhania Le Jeyenge Iyo Sida Uu All Time Blockbuster Ku Noqday.

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Magaca Bollywood-ka wuxuu meel walbo ku baahayn loona arkay inay yihiin kuwo sameyn karaan filim jaceyl Classic ah markii uu soo baxay 22-sano ka hor filimka aan waqtiga laheyn Dilwale Dulhania Le Jeyenge.

DDLJ waxaa wada jileen SRK iyo Kajol halka Aditya Chopra uu Director ka ahaa waana filimkii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen sanadii 1995 ilaa maantadana safka hore kaga jiro Blockbuster-da ugu weyn oo ay ebid Hindiya sameeyeen.

SRK iyo Kajol waxay ka dhaxleen DDLJ magac aan dhamaad laheyn ilaa haatana waxaa loo yaqaan lamaana ugu wacan ee filim isla jilaan sidoo kalena qalbiga kaa xadayaan marka ay shaashada soo hor istaagaan.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa filimka DDLJ iyo sida uu All Time Blockbuster ku noqday:

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 53.31 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 86.49 cr

Tirada guud ee tikit u goosatay – 47-milyan iyo 971,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen – 5 cr

Saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan lacagaha ay ka heleen – 34.67 cr

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 850%

Natiijadiisa – All Time Blockbuster

Fikradaha Akhristayaasha (9)

  1. yaasir says:

    filmkan waxaa ku maqli jiray 61 crore marna waxa soqorteyn idinka 57 crore mantana 53 crore halees waafajiyo

    • Zakarie Abdi says:

      Waa runtaa lacagaha aad sheegtay waagii hore waa lagu xusi jiray filimka DDLJ laakiin keydka Boxoffice India hada waxaa ugu qoran 53 Crore adiga xitaa waad tixraaci kartaa.

  2. izlaam all qahdani says:

    ma filimka jacaylka ugu wanaagsan miyaa

  3. indhayare says:

    hore waxaad u dhahdeen Raja Hindustan ayaa ah filmka jacaylka ah ee ugu qiimaha badan hadana DDLJ inuu yahay kan aduunka baray hindia … keed saxsan tihiin hada mise shalay

  4. Harry styles says:

    Ninyohow somaligiisa meel igu sheega filmkan plz

  5. maxamed haadi says:

    rumahaanti filmka ddlj wuxu aha film jeceyl kii ugu wanaagsana ee aan arko

  6. Ismail Aamir says:

    Film Lamida
    Waligii lama daawan
    SRK
    _________

  7. liker ciiltre jr says:

    zhb wlhi filimkan wxa kamacan filimka raja hindustani

  8. asad yaxye says:

    waa saxe sxp maxaad inuugu soo gudbi weydaan actarada iyo actresska muslimiinta ah




Featured Video