Filimside Best First Half: U Codeey Filimka Iyo Director-ka Ugu Wanaagsan Qeybta Koowaad Ee Sanadkaan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mar kale kusoo dhawaado barnaamijkeena Filimside Best First Half waxaana hori idinla wadaagnay codeyn atooraha iyo atiriishada ugu wanaagsan qeybta koowaad ee sanadkaan.

Waxaana maanta idin heynaa codeyn ku aadan filimka iyo director-ka ugu wanaagsan qeybta koowaad ee sanadkaan waxaana maanta idin soo bandhigi doona filimada iyo director-ka ugu wanaagsan la imaadeen qeybta koowaad ee sanadkaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana ugu codeyn kartaa qeybta Poll-ka adigoo ku dhufanaayo filimka aa is leedahay wuu kula wanagsan yahay qeybta koowaad ee sanadkaan.

Sidoo kale waxaa qeybtiisa hoose ku dhufan kartaa filim sameeyaha ugu wanaagsan qeybta koowaad ee sanadkaan.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. walaalka says:

    best flim HINDI MEDIUM
    best director SAKET CHAUDARY

  2. Akki zxpkii says:

    Lkn zxp aadan muriidi xgeeH ku illowday natiijadii best actor Iyo best actress first half

  3. sharp says:

    xaqiiq marka laga hadlo aynan eegin filmka heerka uu boxoffice kagadhay iyo taagerinimo filmka kaabil film lamida majiro oo ilaa hada sanadkan ladawaday ka sheeko fcn

  4. djlee amore says:

    BEST FILM KAABIL AND BEST DIRECTOR SAKET CHOUDARY(DIRECTOR OF HINDI MEDIAM )




Featured Video