Kareena Oo La Weydiiyay Kusoo Biiritaanka Sara: Aniga Ma Ihi Maclin Nolasheeda Ayaan Ku Mashquul Sanahay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sida aan wada ognahay Kareena Kapoor Khan sanadkaan kama qeyb galin xaflada IIFA 2017 iyadoo ku mashquulsan wiilkeeda Taimur Ali Khan.

Kareena Kapoor oo ka qeyb gashay buuga Rujuta Diwekar oo lagu soo bandhigaayay Mumbai Bebo ayaa saxaafada weydiisay Sara Ali Khan iyo kusoo biiritaankeeda Bollywood-ka.

WARAR DHEERAAD AH:

Kareena ayaan saxaafada ugu jawaabatay ‘ Aniga ma ihi maclin nolasheyda ii gaarka ah ayaan mashquul sanahay.  Sara waxay leedahay jiliin iyo qurux oo bollywood-ka ku gil gili karto.

Kareena hadalkeeda waxaa lo fisiray in Sara ay siineysay kalsooni dheeraad si ay bollywood-ka si weyn ugu soo muuqato sidoo kale meesha ay caawin ka siin laheyd nafsad ahaan Sara iyada hormar is gaarsiin doonto.

Dhinaca kale Sara Ali Khan waxay kusoo caan bixi doonto filimka Kedarnath ee Sushant Singh Rajput la jili doona waxaana director ka noqan doona Abhishek Kapoor.

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. caydarus says:

    walaale aadan ma aanan jecleen inaan farta ku fiiqo qalad aan sidaa u buurnen balse waa muhiim inaan kuu ishaaro ereyga ah waxaan ku mashquulsanahay nolosheeda waxey ka hadlaysaa in kareena shaqsi kale noloshiisa bussy ku tahay hadaadse tiraahdo waxaan ku mashquulsanahay nolosheyda waa sida saxda ah ee kareena ka dhawaajisay

  2. Srk Fan says:

    Caydarus waxaas Big deal Maahan Bro




Featured Video