Muuqaal + Sawiro : Salman Khan Oo Si Cajiib Leh Ugu Hambalyeeyay Katrina Kaif Dhalashadeeda

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Katrina oo shalay u dabaal dagaysay dhalashadeed 34-aad iyadoo bandhig cajiib ah ka sameysay masraxa IIFA Awards 2017.

Haddaba Salman Khan ayaa Katrina Kaif dhalashadeeda ugu hambalyeeyay qaab cajiib ah asigoo lama filaan ugu dhigay saaxiibtiisa hore ee Katrina Kaif.

What is Katrina Kaif whispering into Salman Khan's ears?

Salman Khan, Varun Dhawan, Alia Bhatt, Shahid Kapoor, Kriti Sanon, Sushant Singh Iyo Anupam Kher oo fal galaayaan saxaafada 2 maalin ka hor ayagoo guda jiray IIFA 2017 maalintiisa koowaad.

Katrina Kaif was in a serious mood during IIFA press conference

WARAR DHEERAAD AH:

Salman Khan ayaa sheegay in maalin ka dhiman tahay dhalashada Katrina Kaif sidaa daraadeed Salman wuxuu ka codsaday in si wadajir ah ugu heesaan dhalashada Katrina Kaif.

Salman Khan and Katrina Kaif attend IIFA 2017 press conference

Katrina ayaan si wadajir loogu dhalashadeeda loogu heesay iyadoo sido kale Salman Khan dhunkasho hadiiyada ugu dhigay wuxuuna ahaa muuqak si weyn loogu wada helay.

Fadlan hoos ka daawo muuqaalka

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video