Hrithik Roshan Iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Super Hero Hrithik Roshan waa Super Star fanka Hindiya si dhaqsi ah ku qabsaday sidoo kalena mudada 17-sano ee uu atoore yahay wuxuu gaaray maqaam sare oo rag badan fanka kaga soo horeeyeen gaari waayeen.

Hrithik Roshan awood balaaran ayuu suuqyada caalamka ku leeyahay mar walbo oo uu filim sax ah oo fariin ahaan la imaado aflaantiisa guul lixaad leh ayay gaaraan.

Hrithik Roshan labadiisa filim ee ugu dambeeyeen Mohenjo Daro iyo Kaabil ganacsi niyad jab ka muuqdo ayay suuqyada caalamka ka sameeyeen waxaana looga fadhiyaa inuu soo laba kacleyn xoogan sameeyo atoorahan caalamka laga jecel yahay.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen oo uu sameeyay Super Star Hrithik Roshan:

Xogta Sare Maxaan Ka Fahanay:

WARAR DHEERAAD AH:

Hrithik Roshan wuxuu heestaa filimka Bang Bang oo gaaray darajada $10m iyo ka badan suuqyada caalamka kasoo xareeyay waana halka saxda ah ee uu kaga awood badan yahay Akshay Kumar iyo Ajay Devgn dhanka suuqyada caalamka.

Hrithik Roshan 10-kiisa filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen 8-ka mid ah lacago $5m ka badan ayay soo xareeyeen.

La Soco Ranbir Kapoor Iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen………

Hadii aadan Aqrisan SRK iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Aamir Khan iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Salman Khan iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Akshay Kumar iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Ajay Devgn iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Qalbi holcay Qalbi holcay says:

    Ranbir kappoor ma ahane sunny deol aaway Sanjay dutt aaway sunil shetty aaway
    ilmahaan yar hala soo ordinee
    maxa idin kudhacay caadi iskadhiga nooh

  2. ramos says:

    zakariye abdi sxb waxaa isheegta atooraha ugu awooda badan suuqyada caalamka ee reer india qiimenta ad hada wadaan

  3. ahmed says:

    sxb is deji maxaa ku kululeeyey
    waalagu qancinayaaye
    wll sunny deol,sunil shetty,
    2005 ayaa filimo nafleh ugu danbeysay
    barigaana cid 5million calamka ka keeni jirtay mayjirin srk ayaa ugu badnaa 8 million
    markaa will waxa dhaama varun dhawan iyo tiger sharof

  4. HaMze ZizoU says:

    kkkkkkk kan waa ka dhacsan yahay 90kii buu weli la nool yahay ar filimside maxay yaryarkan ku dhiban yihiin




Featured Video