Nala Daawo Heesta U Gaarka Ah Emraan Hashmi Iyo Sunny Leone (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa hees labaad laga soo bandhigay filimka Baadshaho ee hogaamiyaha ka yahay Super Star Ajay Devgn heestaan ayaana lagu magacaaba Piya More.

Heesta labaad ee filimka Baadshaho laga soo bandhigay Wuxuu gaar u yahay Emraan Hashmi oo ka mid hogaamiyaasha filimka waxaa heesta Piya More kula wehliso Sunny Leone waxaana heestaan isla qaaday fanaaniinta Mika Singh, iyo Neeti Mohan

WARAR DHEERAAD AH:

Song -Piya More
Singers-Mika Singh, Neeti Mohan
Music-Ankit Tiwari
Lyrics-Manoj Muntashir

Hoos ka daawo heesta Piya More

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. sharp says:

    kk labadan haday is helaan waa bas heesta daawasho malahan waa wada romatic

  2. srk says:

    hhh Wllahi waa runta zxp
    dawazho malaha




Featured Video