Top 10 Hits 1998: Wax Ka Ogaaw 10-kii Hits Ee Ugu Weynaa Oo Ay Bollywood-ka Sameeyeen 1998

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hordhac

Aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan la wadaagno filimada Hits-ka ugu waa weyn noqdeen sanad walbo si macluumaad dheeri ah Bollywood-ka kaga helaan.

Hadaba shabakada Filimside waxay jeceshahay inay aqristayaasheeda usoo gudbiso xog saxan oo tixraac leh sidaa darteed xog saxan 100% oo tixraac leh waxaa laga helaa shabakada Boxoffice India keydka ugu weyn Bollywood-ka.

Boxoffice India dadaal wadaa welina sixitaan ayay ku wadaa xogaha filimada balse ilaa haatan wax saxday oo keedisay oo Data Base-keeda ku jiraan laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017 filimada ay Bollywood-ka sameeyeen mid walbo lacagaha uu keenay iyo natiijadiisa rasmiga ah.

Sidaa darteed waxaan maanta mar kale idinla wadaageynaa 10-ka filim ee lagu tilmaamay Hits-kii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen sanadii 1998 (TOP 10 HITS 1998):

1. Kuch Kuch Hota Hai (All Time Blockbuster) 46.85 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 330.26 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 35-Million iyo 658,000. qof.

2. Soldier (Super Hit) 21.37 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 164.59 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 17-Million 771,000 qof.

3. Pyaar To Hona Hi Tha (Super Hit) 21.50 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 160.39 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 17-Million 317,000 qof.

4. Pyaar Kiya To Darna Kya (Super Hit ) 18.06 crore lacagtaan maanta hadii lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 144.67 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 15-Million 620,000 qof.

5. Bade Miyan Chote Miyan (Hit) 19.19 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 151.12 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 16-Million 317,000 qof.

6. Dulhe Raja (Hit) 12.74 crore lacagtaanhadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 109.78 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 12-Million 745,000 qof.

WARAR DHEERAAD AH:

7. Satya (Hit) 14.34 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 103.89 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 11-Million 217,000 qof.

8. Ghulam (Hit) 13.35 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 101.54 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 10-Million 964,000 qof.

 

9. Bandhan (Hit) 12.09 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 99.69 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 10-Million 764,000 qof.

10. Major Saab (Semi Hit) 13.10 crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 105.32 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 11-Million 372,000 qof.

Shah Rukh Khan ayaa sameeyay Hit-ka ugu weynaa sanadii 1998

Amitabh, Salman, Govinda, Iyo Ajay Devgn 10 Hits-ka ugu weynaa labo filim ayay ku lahaayeen

Aamir Khan, Jackie Shroff, Bobby Deol, iyo J.D.Chakravarthi ayaa min hal filim ku lahaa.

F.G: sanadkaan Sanjay Dutt iyo Sunny Deol ma sameynin filimada ka mid noqdeen 10-Hits ugu weynaa 1998

Lasoco Sanadii 1998 iyo 10-ka Hits Ugu Weynaa Ee Bollywood-ka Sameeyeen

Hadaa Aqrisanin Qeybta 1-aad Ee Maqaalkeena Fadlan Riix Halkaan

Hadaa Aqrisanin Qeybta 2-aad Ee Maqaalkeena Fadlan Riix Halkaan

Hadaa Aqrisanin Qeybta 3-aad Ee Maqaalkeena Fadlan Riix Halkaan

Hadaa Aqrisanin Qeybta 4-aad Ee Maqaalkeena Fadlan Riix Halkaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video