Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka weyn Mubarakan maalinta berito ah ayaa si rasmi ah tiyaatarada loo saari doonaa waana filim shactiro dhameestiran leh.

Hadaba daawashada filimka Mubarakan ka hor inta aan la saarin jilaayaal badan oo Bollywood-ka ka tirsan ayaa lagu casuumay.

WARAR DHEERAAD AH:

Director Anees Bazmee, Arjun Kapoor, Anil Kapoor, Ileana D’Cruz, Pavan Malhotra, Neha Sharma iyo Athiya Shetty oo ay la socdeen waalidkeeda Suniel Shetty iyo Mana Shetty iyo walaalkeeda Ahan Shetty ayaa goobta isugu imaadeen.

Jilaaga dhalinta yar Sooraj Pancholi iyo atirishada filimka Munna Michael kusoo caan baxday Nidhhi Agerwal  ayaa sidoo kale martida Mubarakan daawatay ka mid ahaayeen.

Fadlan hoos kaga bogo kooxdii usoo daawasho tagtay filimka Mubarakan sawiradooda:

Aahan-Shetty-(1) Aahan-Shetty-(2) Aisha-&-Neha-Sharma Aisha-Sharma ANEES-BAZMI-(1) ANEES-BAZMI-(2) ANEES-BAZMI-(3) Arjun-Kapoor-(1) Arjun-Kapoor-(2) ASHWIN-VERDE Ileana-D'cruz-(1) Ileana-D'cruz-(2) Ileana-D'cruz-(3) Mubarakan-Spcl-Screening-(1) Mubarakan-Spcl-Screening-(2) Mubarakan-Spcl-Screening-(3) Mubarakan-Spcl-Screening-(4) Mubarakan-Spcl-Screening-(5) Neha-Sharma-(1) Neha-Sharma-(2) Nidhi-Agerwal-(1) Nidhi-Agerwal-(2) Sooraj-Pancholi-(1) Sooraj-Pancholi-(2) Sunil-Shetty-&-Anees-Bazmi Sunil-Shetty

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. nuur cabdi kariim qalinle says:

    Sxb zakariye rohit shetty iyo teamka golmaal again ayaa waxay wada kulmeen allu arjun iyo parkash seerabtaa sawirada iyo shirkada dhaxmartay M axaad isoo turjumi weekday sxb mise warkaa maheesid sxb




Featured Video