Boxoffice Report: Mubakaran Waa Filim Noloshiisa 7-Maalmood Ku Xeen Daaban Tahay!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka fariinta shactirada iyo arimaha qoyska xambaarsan Mubarakan waxaa tiyaatarada la saari doonaa maalinta berito ah (28 July 2017).

Filimkaan ay wada jileen Anil kapoor, Arjun Kapoor, Athiya Shetty iyo Ileana D’Criuz waxaa Director ka ah Anees Bazmee waana filim mada daalo dhameestiran leh.

Hadaba shabakada Boxoffice India waxay ku tilmaantay Mubakaran filim siyaasadiisa qaldantay marka laga hadlaayo waqtiga loo dooray in la daawado.

Mubarakan kaliya 7-maalmood ayuu heestaa inuu ganacsi sameeyo xitaa hadii sheekadiisa dad weynaha ka helaan todobaadkiisa labaad tiyaataro badan ma heli doono madaama todobaadka dambe la daawan doono Jab Harry Met Sejal oo SRK hogaamiye ka yahay waxaana kusii xigo filimka Toilet Ek Prem Katha oo Akshay Kumar wado.

WARAR DHEERAAD AH:

Sidaa darteed kooxda cajaladaha qeybiyaan iyo kuwa tiyaatarada iska leh waxay heshiisyo hordhac ah la gaareen kooxaha iska leh Jab Harry Met Sejal iyo Toilet Ek Prem Katha sidii ay tiyaatarada ugu weyn lahaayeen.

Marka Mubakaran 7-maalmood ayay noloshiisa ku xeen daaban tahay ka badan ma heli doono tiyaataro dheeraad ah oo laga daawan karo todobaadkiisa labaad.

Mubakaran waxaa waajib ku ah maalinta kowaad inuu ganacsi fiican sameeyo waayo filimadoo todobaadyadii ugu dambeeyeen guul dareesteen Jagga Jasoos iyo Munna Michael si hoose ayay ku furmeen maalintooda kowaad kadibna midaas ayay sabab sadeen ganacsigooda guud.

Arjun Kapoor filimkiisii ugu dambeeyay Half Girl Friend maalinta kowaad 9.25 Crore ayuu ku furmay wuxuuna guul dareestay sidaa Mubakaran ugu yaraan 10 Crore waa inuu keenaa maalinta kowaad si uu todobaadkiisa kowaad ganacsi heer sare ah u sameeyo.

Mubarakan waa filim weyn oo fariintiisa u muuqato mid reer Waqooyiga Hindiya loogu tala galay sidaa darteed ganacsigiisa Delhi iyo East Punjab waa inuu hormar xoogan ka sameeyaa si uu Boxoffice-ka ugu waaro.

Ugu dambeyntii Mubakaran waa filim noloshiisa hal todobaad ah hadii uu guuleestana la yaab weyn ayuu sameyn doonaa madaama daruufo adag ay ku hareereesan yihiin!!!

Fikradaha Akhristayaasha (9)

  1. nuur cabdi kariim qalinle says:

    Sxb fikirkaa anigakulama qabo nin waliba nasiibkiisa ayuu laimaanaya srk waxba maha akshay filimkiisa suuliga kaa isagawarkiisaba daa hadaa noolahay waan is la joogaa Zak sxb sidaa ulosoco lamabada prmoyinkooda waan daawanay wax iisi ahna malaheen lkn india qashinka ayee hit dhahaa filimka wngsn way ridaan waligoodna cadaalad Madsen sxb aragnay koleeba

    • Akki zxpkii says:

      Xariir iska hadashay Iyo meel cidlo ah baaad TaHaY wlhi
      Aragnaa hadduu akki uu ka badin waayo Srk
      waan iska ba daynaya wlhi Taagerida AflamTa hindiga

  2. Akshay kumar says:

    nuur abdi who are you markaad akshay kumar filinkiisa toilet ek prem ka tha aad qashin ku til maameesin akshay kumar is the king of bollywood waaa actarka kaliya maceesh xoogan kahelaan waa akshay kumar marka cagaha dhulka noogo haay kubada noo daji bro ha is waalin ha is daalin lama gaaro akshay kumar

    • nuur cabdi kariim qalinle says:

      Adigaa ayaa SaaS aaminsan sxb akshay haduu mehenjdaro oonasiibka igu hiileyay taas micnaheehada maha akshay uuyahay king of bollywood waalagRanayaa cida ah baadshaah of box office sxb adiga hadaa akshay labaxdaay taas waakuu doqonimo my name is nuor abdi kariem samjay dosto hadaadan fahmina zakarie iifaris dheh

  3. Shabcaan says:

    Anigooo Ah Taaager Akshay kumar Hadaaan Runta Ka Hadlo Saxibayaaal Filmkaa Akshay Waaa Fashil Eee Suliga Qiso Ma Leh Waaan Flop Hadaaad Cid Walba Waydiiiso Odaygu Hadiii Wajigiiisa Lagu Daaawado Xitaaaa Sami Hit Weeeye Marnaba Hit Buuuxa Ma Noqonayo Looma Amaaano uuun Waaaan Taaagera Lkn Film Qiso Macaaan Iyo Heeeso Macaaan Leh Maaaha Waynu Eeegi Doonana

    • nuur cabdi kariim qalinle says:

      Sxb taa shaki ku Ma jira sxb suuli waxlaguma heleeyo usheeg non man labaxay akshay kii hindigaa layaabaneen ku somaAli aha ayaa timid kadarow Dhabi dhel

  4. sxpka srk says:

    king of bollywood s.r.k

  5. srk says:

    uf film suuli ka hadlayo disaster waye ashey kumar waa ninkii film 10 million suuq yada caalamka ka keeni waye waxasa adaan

  6. srk says:

    srk the biggest movie star on earth and second richest actor in world




Featured Video