Hees Shidan Oo Laga Soo Bandhigay Filimka A Gentleman (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heesta shidan Baat Ban Jaye ee filimka A Gentleman ku jirto muuqaal ahaana waa Sidharth Malhotra iyo Jacqueline Fernandez.

Baat Ban Jaye waa hees lagu duubay goobo qurux badan gaar ahaan xeebta Miami waxaana lagu kalsoon yahay inay ka mid noqon doonto heesaha sanadkaan hirgaleen.

Macluumaad ku saabsan heeska Baat Ban Jaye

WARAR DHEERAAD AH:

Song: Baat Ban Jaye

Singers: Siddharth Basrur & Priya Saraiya

Music: Sachin – Jigar

Lyrics: Priya Saraiya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video