Hrithik, Ranveer, Siddharth Iyo 5-Atoore Oo Mudan Inay Filim Shactiro Dhameestiran Sameeyaan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Arjun Kapoor oo labo waji matalaayo waxaa tiyaatarada loo saarayaa maalinta berito filimka Mubakaran oo ah shactiro dhameestiran waana filim siweyn loo wada sugaayo.

Hadaba shabakada Bollywood Life waxay soo bandhigay isku dayga Arjun Kapoor sameeyay in laga rabo xiligaan 5-atoore ah oo Bollywood-ka saameyn ku leh.

Waa qasab halyee kasto oo fanka Hindiya magac ku leh inuu filim shactiro lagu xasuuso noloshiisa mar un sameeyo sida Amitabh Bachchan (Satte Pe Satta), Kamal Haasan (Chachi 420), Nana Patekar (Welcome), Naseeruddin Shah (Jaane Bhi Do Yaaron), Salman (Judwaa), Aamir Khan (Andaz Apna Apna), Shah Rukh Khan (Badshah) iyo Akshay Kumar oo ah boqorka shactirada badan.

Ranbir Kapoor wuxuu sameeyay filimka shactirada badan Ajab Prem Ki Ghazab Kahani halka Varun Dhawan isagana sameeyay filimka Main Tera Hero, hadaba hoos kaga bogo atoorayaasha qasab ku tahay inay sameeyaah filim shactiro dhameestiran leh:

Hrithik Roshan

 Hrithik]

Ranveer Singh

WARAR DHEERAAD AH:

Ranveer-Singh

Sidharth Malhotra

Sidarth-Malhotra

Tiger Shroff

Tiger

Sushant Singh Rajput

Sushant-Singh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video