Ranveer Singh Oo Ku Tilmaamay Deepika Padukone Mida Ugu Shumiska Wanaagsan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ranveer Singh waa jilaa aan hadalka la gambanin xili uu ka qayb galaayay barnaamijka maqalka wareysigiisa yahay No Filter Neha  sanadkiisa labaad ayuu arimo badan banaanka soo dhigay.

Neha Dhupia oo barnaamijkeeda  No Filter Neha ku wareesaneesay Ranveer ayaa la weydiiyay gabdha ugu shumiska wanaagsan Bollywood-ka.

WARAR DHEERAAD AH:

Ranveer Singh wuxuu ku jawaabay “Waxaan u maleynaa gabadha ugu shumiska wanaagsan Bollywood-ka inay Deepika tahay, ma arkin miyaa heeska Ang laga de re, mujhe rang laga de re (Goliyon Ki Rasleela: Ram Leela)!”

Hadalka kasoo yeeray Ranveer wuxuu sameeyay ciwaano iyo hadal heyn kala duwan waxaa jawaab laga sugi doonaa Deepika oo lagu xanto inuu jaceyl kala dhaxeeyo Ranveer Singh.

Fadlan hoos ka daawo heeska Ang laga de re, mujhe rang laga de re muuqaal ahaana waa Ranveer iyo Deepika:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. ibraahin cabdilaahi baafaawi says:

    geesi geesi dhly

  2. ibraahin cabdilaahi baafaawi says:

    geesi geesi dhly waa
    noo kle
    geesi
    iga
    dheh




Featured Video