Rasmi: Goos Goos Dhameestiran Oo Filimka Lucknow Central Lag Soo Bandhigay (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Lucknow Central ee uu hogaamiye ka yahay Farhan Akhtar waana mid xiiso gaar ah xambaarsan.

Filimka Lucknow Central oo la daawan doono 15-ka September 2017 sidoo kale Farhan waxaa ku wehliyaan Diana Penty, Ronit Roy, Uday Tikeka iyo Deepak Dobriyal.

WARAR DHEERAAD AH:

Lucknow Central waa filim fariinta Musiigada xambaarsan iyo dhibaatada uu la kulmaayo Farhan Akhtar oo xitaa xabsi galaayo iyo culeesyo kale wajahaayo.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska filimka Lucknow Central kadibna fikirkaaga nala wadaag:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video