5-Sawir Oo Muujineeyo Sida Salman Khan Iyo Inder Kumar Xiriir Walaaltinimo Kaga Dhaxeeyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Inder Kumar oo Bollywood-ka kusoo biiray sanadii 1996 sidoo kalena filimkiisii kowaad ahaa Masoom ayaa wadno xanuun u geeriyooday.

Inder Kumar wuxuu geeriyooday asigoo 20-filim ka badan Hindi ah sameeyay balse atooraha sida ay iskula shaqeeyeen waa Salman Khan oo hada ka sheegay in Inder uu qoyskiisa balaaran ka mid yahay.

Inder Kumar aflaan wacan ayuu Salman Khan la sameeyay oo uu door caawiye ah ku lahaa Tumko Na Bhul Paayenge, Kahin Pyaar Na Ho Jaye iyo Wanted.

WARAR DHEERAAD AH:

Weliba filimka Wanted wuxuu Inder ku jilaayay Salman Khan saaxiibkiisa dhabta ah ee uu aadka ugu kalsoon yahay.

Hadaba 5-sawir oo Inder iyo Salman lagu xasuusan doono hoos kaga bogo weliba waa aflaanta ay sida wacan iskula jileen sawiro laga soo xulay:

salman-1 salman-2 salman-3 salman

Saloman-Khan-Inder-Kumar

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video