Arjun Kapoor, Siddharth Malhotra Iyo Varun Dhawan Midkee Doorkiisa Labada Waji Lasoo Dhaweyn Doonaa?

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Arjun Kapoor, Siddharth Malhotra iyo Varun Dhawan waxay ka siman yihiin inay sanadii 2012 fanka Hindiya kusoo biireen sidoo kalena waa sedex atoore oo haatan Bollywood-ka saameyn ku leh.

Hadaba Arjun, Siddharth iyo Varun waxay sidoo kale ka siman yihiin filimada u diyaarsan in mid walbo labo waji ama labo door ku matali doono waana aflaan siweyn loo wada sugaayo.

Image result for arjun kapoor double role in mubarakan

Arjun Kapoor waxaa maanta tiyaarada loo saaray filimka Mubarakan ee uu labada door ku jilaayo waa filim shactiro dhameestiran leh kaligiisna tiyaatarada la saari doono.

WARAR DHEERAAD AH:

Image result for siddharth malhotra double role in A gentleman

Siddharth Malhotra isagana waxaaa u diyaarsan oo la wada sugayaa filimka A Gentleman oo ah Action dhameestiran wuxuuna ku jilaa labo door ama labo waji oo aad u kala duwan waxaana la daawan doonaa 25 August 2017.

Image result for varun dhawan double role in judwa 2

Varun Dhawan isagana waxaa u diyaarsan filimka Judwa 2 oo 29-ka September 2017 waana filim shactiro dhameestiran leh siweyna loogu kalsoon yahay inuu Boxoffice-ka gil gili doono.

Hadaba aqristayaal Arjun Kapoor, Siddharth Malhotra iyo Varun Dhawan doorarkooda labada waji midkee siweyn daawadayaasha usoo dhaweyn doonaan dhanka Boxoffice-ka iyo jiliin ahaan.

Fikradaha Akhristayaasha (11)

  1. Fan Srk says:

    Hubaal Vatun Dhawan Waayo Wakhti Xaadirkan isagaa Ugu Awood Badan wax kastana Iibin Kara laakin labada Kale Flop ayey ka Noqonayaan

  2. Qalbi holcay Qalbi holcay says:

    Siddhartha malhotra
    guul

  3. faniska srk says:

    xaqiq varun

  4. miss qalanjo says:

    Warya sidharth

  5. Farhan khan says:

    Varun waa hormuudka ama hogaamiyaha jiilka cusub waana jilaaga kaliya ee sida srk noqon doono shaqsi caalamka ka gadmi doono dhowaanahan marka varun tijaabo wuu ka baxay ee maxaa kale

  6. mourly jr says:

    sidarth malhotra guul

  7. sarwad says:

    gentleman by sidhart malhotra

  8. HR says:

    ani ahaan sidharth malhotra

  9. ayan Mohamed awil says:

    No doubt Varun Dhawan

  10. Mohamett mostafe says:

    varun dhawan axsan yaa hurmoud waa acter hawlkara sha

  11. ibraahin cabdilaahi baafaawi says:

    varun dhawan hal filim oo flop ah ma samaynin zxpyaal markaa varun dhawan guul




Featured Video