Atooraha Inder Kumar Oo Wadno Xanuun U Geeriyooday Sida La Xaqiijiyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atooraha Inder Kumar oo aflaan badan dadka Soomaalida ku daawadeen kana tirsanaa Bollywood-ka ayaa la xaqiijiyay in wadno xanuun kadis ugu soo booday u geeriyooday.

WARAR DHEERAAD AH:

Inder Kumar asigoo 43-jir ah ayaa wadno xanuun u geeriyooday xalay 2:00 habeennimo asigoo ku sugnaa guriggiisa xaafada Andheri ku yaalo ee magaalada Mumbai ka tirsan.

Waxaa la sheegay in Inder Kumar maanta gelinka dambe meedkiisa la gubi doono sidoo kalena qaar ka mid ah jilaayaasha Bollywood-ka ugu caansan ayaa imaan doonaan.

Inder Kumar wuxuu sameeyay aflaan badan oo caan ah waxaana ka mid ah Masoom, Wanted, Tumko Na Bhool Paayenge, Maa Tujhe Salaam, Khiladiyon Ka Khiladi, Kahin Pyaar Na Ho Jaaye iyo kuwo kale.

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. hashim says:

    Wanted kan radhe ama salman khan laku qaldaayo miya oo la dilaayo
    Thnkz bahda filimside

  2. Qalbi holcay Qalbi holcay says:

    haa sxb qaali waa asaga

  3. Waaya Arag says:

    Waa jilaa Inbadan Salman Khan Filimadiisa Doorar Muhiim ah Ku Lahaa Sxb Zaki Diintee Ayuu Heestaa Inder Kumar Ma Hindu Baa Ileen Hiduga Ayaa Lagubaayee

  4. Mohamed atoore says:

    Inder Kumar waxn Ku xasuusta filimàan badan sanjay dutt baaghi tirchi topiwale masoom tumko na phool payenge somalidana wexee u taqaana suuriya

  5. Abu king khan says:

    indar Kumar aflaan badan ankudawaday waxaana xiseyaa filmada baaghi iyo masoom lkn manta tisaa sodhamatay gerida walama huraan way inawada sugey qatumada Allah hainoo hagajiyo




Featured Video