Gym To Qado: Shahid Kapoor Oo Maanta Wax Walbo U Sameeyay Xaaskiisa Mira Rajput (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shahid Kapoor iyo xaaskiisa Mira Rajput ayaa sanadkaan ka qeyb galeen xaflada IIFA Awards oo lagu qabtay New York ee dalka Mareekanka waxaana safarka kula wehlisay gabadhooda yar ee Misha.

Shahid Kapoor inta uusan bilaabin duubista filimkiisa Padmavati wuxuu waqtigiisa siiyay xaaskiisa Mira Rajput iyo gabadhiisa Misha.

Haddaba Shahid Kapoor ayaa maanta maalin qaas ah ugu dhigay xaaskiisa asigoo wax walbo u sameeyay ugu horeyn Shahid wuxuu xaaskiisa u raacay Gym-ka ka dib wuxuu saacadooyinka ka dib u kaxeeyay qado asigoo xaaskiisa ugu dhigay maalin farxad badan.

Fadlan hoos ka daawo sawirada Shahid Kapoor oo iyo xaaskiisa Mira oo oo si wadajir Gym iyo qado isu wada raacay.

Mira-Rajput--(1)

WARAR DHEERAAD AH:

Shahid-Kapoor-Mira-Rajput--(1)

Shahid-Kapoor-Mira-Rajput--(2)

Shahid-Kapoor-Mira-Rajput-(2)

Shahid-Kapoor-Mira-Rajput-(3)

Shahid-Kapoor-Mira-Rajput-(6)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video