Kooxda Filimka Judwaa 2 Wey Faraxsan Yihiin Ayagoo Soo Gaba Gabeeyeen Duubista Filimkooda

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kooxda filimka Judwaa 2 ayaa soo gaba gabeeyay duubista filimkooda oo kusoo gaba gabeeyeen magaalada Mauritius Varun Dhawan ayaana warbaxintaan baraha bulshada ku shaaciyay.

Kooxda filimka Judwaa 2 oo duubist filimkooda kusoo gaba gabeeyeen Mauritius sidoo kale qeybta koowaad ee filimkaan waxaa lagu duubay Mauritius ayagoo mar labaad dib ugu laabtay sida Varun Dhawan shaaciyay.

WARAR DHEERAAD AH:

Judaa 2 waa qeybta labaad ee filimka Hit-ka weyn noday ee Judwaa 1997 hogaamiyaal ka ahaayeen Salman Khan Karisma Kapoor Iyo Rambha sidoo kale filimkaan waxaa laga soo qaadan doona labada hees ee caanka ah Tan Tana Tan iyo Oonchi Hai Building.

Filimka Judwaa 2 waxaa hogaamiyaal ka ah Varun Dhawan, Jacqueline Fernandez iyo Taapsee Pannu waana filima lawada sugaayo oo madadaalo dhameestiran leh.

Judwaa 2 waxaa director ka ah David Dhawan halka maal giliye uu ka yahay Sajid Nadiadwala, waxaana filimaan la daawan doona September 29 2017.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video