Rasmi: Goos Gooska Kooban Ee Filimka Paisa Vasool Iyo Xarakada Balakrishna (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi loo soo bandhigay goos gooska kooban ee filimka Paisa Vasool ee Super Star Nandamuri Balakrishna iyo Shriya Saran hogaamiyaal ka yihiin.

Gooska gooska kooban ee filimka Paisa Vasool waa mid xiiso leh waliba waxaa kusoo jiidanaayo xarakada uu soo bandhigaayo Balakrishna.

WARAR DHEERAAD AH:

Paisa Vasool  waa filimAction dhameestiran waxaana iska leh filim sameeyaha caanka ah ee Puri Jagannadh oo hori u sameeyay filimada caanka ah ee Pokkiri, Businessman, Temper iyo kuwa kale.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska kooban ee filimka Paisa Vasool adigaba ka heli doone.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video