Salman Khan Oo Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Markii Uu Dhameestiray Jadwalkiisa Tiger Zinda Hai Dalka Morocco (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Mumbai kadib markii uu soo gaba gabeeyay jadwalka filimkiisa Tiger Zinda Hai ee dalka Morocco lagu duubayay dhawaanahan.

Waxaa la filaayay in Salman Khan iyo Katrina Kaif isla soo laaban doonaan madaama jadwalkooda Tiger Zinda Hai ee mudo labo todobaad ka socday dalka Morocco.

Laakiin Salman Khan kaligiis ayuu soo laabtay ayadoo saxaafada isku diyaarineesay inay sawir ka qaado soo wada laabashada Katrina iyo Sallu balse ma dhicin midaas.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka Tiger Zinda Hai waxaa Director ka ah Ali Abas Zafar waxaana la daawan doonaa 22 December waana filim weyn oo Action, qayaano iyo arimaha sirdoonka isku jiro ayadoo maal galisay shirkada Yash Raj Films.

Fadlan sawiro dheeraad ah Salman iyo soo laabashadiisa Mumbai hoos kaga bogo:

Salman-Khan--(1) Salman-Khan--(2) Salman-Khan--(3) Salman-Khan--(4) Salman-Khan--(5) Salman-Khan--(6) Salman-Khan--(7) Salman-Khan--(8)

Salman-Khan--(9) Salman-Khan--(17) Salman-Khan--(18)

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Atoore Reer Magaal says:

    Bahda Filimside Waxaad Iga Caawisaan Magaca Filimka Ajay Devgan Ee Teeniska Ama Ookiyaalaha

  2. ibraahin cabdilaahi baafaawi says:

    zxp filimkan goormuu soo baxay please




Featured Video