Birthday Special: Sadak, Agneepath, Khalnayak Iyo 5-Kaarto Classic Ah Oo U Gaar Ah Sanjay Dutt

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Baba of  Bollywood  Sanjay Dutt  ayaa maanta u dabaal dagaaya sanad guuradiisa 58-aad  asigoo maanta oo kale 29 July 1959 dunida kusoo biiray.

Sidaa daraadeed shabakada  Bollywoodlife  ayaa soo bandhigtay  5-kaarto  classic ah oo u gaar Super Star  Sanjay Dtt waana kartooyin xiiso leh oo jilaagaan mar walbo lagu xasuusan doono.

Sanjay Dutt  filimkiisa ugu horeeyay wuxuu ahaa filimka Rocky ee la dawaday  sanadii 1981 ka dib wuxuu  sameeyay filimaan caan ah oo ka mid ah Saajan, Khalnayak, Gumrah, Aatish  Munna Bhai MBBS iyo kuwa kale.

Fadlan hoos kaga bogo 5-kaaro classic ee u gaar ah Sanju.

Agneepath

Khalnayak

WARAR DHEERAAD AH:

Sadak

Vaastav

Yalgaar

Filimside Waxay Leedahay Dhalasho Wacan Baba Of Bollywood Sanjay Dutt…

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video