Fidaa Oo Noqday Filimka 31-aad Ee Telugu Sameeyeen Kaasi Oo $1-Milyan USA Kasoo Xareeyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Varun Teja filimkiisa cusub Fidaa ayaa ku biiray liiska lagu faano oo ah filimada Telugu ee $1-milyan gudaha USA Boxoffice kasoo xareeyeen.

Telugu awood balaaran ayay ku leeyihiin USA Boxoffice waxayna u tahay Varun Teja darajo cusub oo uu gaaray madaama filimkiisa Fidaa uu noqday filimka 31-aad ee $1-milyan USA ka keeno.

Fadlan hoos kaga bogo filimada Tollywood sameeyeen ee lacago $1-milyan iyo ka badan gudaha USA Boxoffice kasoo xareeyeen:

1. Baahubali 2 (Indian Version) $21 Mn dhamaan luqadaha lagu daawaday

2. Baahubali (Indian Version) – dhamaan luqadaha lagu daawaday $8.46 Mn; Telugu $6.998 Mn, Tamil $861K & Hindi $600K (incl Canada)

3. Srimanthudu  $2.891 (incl Canada)

4. A.. Aa..  $2.449

5. Khaidi No.150 $2.447

6. Nannaku Prematho $2.022

7. Attarintiki Daredi $1.898

8. Janatha Garage $1.800

9. Gautamiputra Satakarni $1.663

10. Seethamma Vakitlo Sirimalle chettu $1.635 (incl Canada)

11. Oopiri – All including $1.619 (Telugu $1.569)

12. Dookudu $1.563

13. Manam $1.539

WARAR DHEERAAD AH:

14. Aagadu $1.482

15. Dhruva $1.473

16. Bhale Bhale Mogadivoi  $1.430

17. Race Gurram $1.395

18. 1 Nenokkadine $1.330

19. Baadshah $1.279

20. S/O Satya Murthy $1.275

21. Pellichoopulu $1.223

22. Ninnu Kori $1.2 Mn apx ( Lacagtiisa ugu dambeesay weli Update laguma sameynin)

23. Katamarayudu $1.162

24. Brahmotsavam $1.158

25. Duvvada Jagannadham 1.15m qiyaas ahaan

26. Nenu Local 1.075

27. Eega $1.071

28. Sardaar Gabbar Singh $1.070

29. Temper $1.053

30. Gabbar Singh $1.034

31. Fidaa crossed $1.27 Mn (ilaa 28 July)

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. mawlana khan says:

    bollywoodka imisa film baa ka 1m ka soo xareeyay …. usa|canada

    • Zakarie Abdi says:

      Waa su’aal aad u wanaagsan baaritaan ayaan sameyn doonaa kadibna dhawaan naga filo inaan soo bandhigno insha Allah

  2. mawlana khan says:

    ” Aad baad u mhdsnthy Sxp zakarie Abdi God bless u man stay safe and peace “




Featured Video