Filimka Vaastav: The Reality Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Vaastav:  The  Reality  waa  filim  Hindi ah  kaasi oo  ka  hadlaayo  arimaha  gangstar-nimada  waxaanaku fara yareestay  filimka  vaastav   Super  Star Sanjay Dutt.

Filimka  Vaastav:  The Reality  waxaa la daawaday  October  15,  1999 waxaana director ka  ahaa  Mahesh Manjrekar waxaana  maal  giliye  ka ahaa Deepak.

Filimka  Vaastav Waxaa  wada  jileen Sanjay Dutt,  Paresh Rawal,  Mohnish Behl,  Reema,  Sanjay Narvekar,  Deepak Tijori iyo Mohan Joshi.

Fadlan hoos kaga bogo sida filimka Vaastav uu ku noqday Semi Hit ama filim guuleystay.

Lacagaha Lagu qarash gareeyay – 7.50 crore

Lacagaha nadiifka ah ee laga helay – 11.42 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 85.19 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 20.07 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 9-Milyan 198,000 qof

Lacagaha kooxda cajadalaha qeybiyeen ku iibsadeen – 1 crore

Saami ahaan kooxda cajadaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 6.06 crore

Natiijadiisa Semi Hit

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. sarwad says:

    asxaapta filimside mxd usoo turjumi weydeen sheekoyinka filimada tamil iyo telagu oo aad usoo gudbin weydeenka hor inta aan tiyaatarada lasaarin
    idinkok raaliya iisheega




Featured Video