Natiijada Filimside Best First Half: Hrithik Roshan Iyo Alia Bhatt Oo Ku Guuleysteen Atooraha Iyo Atiriishada Ugu Wanaagsan Qeybta Koowaad Ee Sanadkaan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kusoo dhawaada natiijada Filimside Best First Half hadaa la lasoctay waxaan qabanay codeyn kala duwan oo ku aadan jilaayaasha ugu wanaagsanaa Bollywood-ka qeybta koowaad ee sanadkaan January to June.

Waxaana codeynta u bandhigaynay aqristayaasheen qiimaha badan waxaan ugu mahad naqaynaa sida weyn ee ugu qeyb qaateen barnaamijka.

Maanta waxaa soo bandhigaynaa natiijada Filimside Best First Half oo atooraha iyo atiriishada ugu wanaagsan ku guuleysteen Hrithik Roshan iyo Alia Bhatt sida ay u codeeyeen aqristayaasha Filimside.

Fadlan hoos kaga bogo tartamayaasha iyo guuleystayaasha Filimside Best First Half oo kusoo qaadanay kalii abaal marinayaasha ugu muhiimsan.

Filimside Best Actor First Half

Hrithik Roshan – Kaabil – Guuleyste 269 Cod

Akshay Kumar – Jolly LLB 2

Shah Rukh Khan – Raees

Salman Khan – Tubelight

Varun Dhawan – Badrinath Ki Dulhani

Irrfan Khan – Hindi Meduim

 

Filimside Best Actress First Half

Alia Bhatt – Badrinath Ki Dulhani – Guuleyste 193 Cod

Taapsee Pannu – Naam Shabana

Vidya Balan – Begum Jaan

Saba Qamar – Hindi Medium

Shraddha Kapoor – Ok Jaanu

Taapsee Pannu – Naam Shabana

 

Filimside Best Director First Half

WARAR DHEERAAD AH:

Subhash Kapoor – Jolly LLB 2 Guuleyste 82 Cod

Sanjay Gupta – Kaabil

Sankalp Redyy – The Ghazi Attack

Rahul Dholakia – Raees

Saket Chaoudary – Hindi Medium

 

Filimside Best Supporting Actor First Half

Deepak Dobriyal – Hindi Mdeium – Guuleyste 104 Cod

Nawazudiin Siddiqui – Raees

Annu Kapoor – Jolly LLB 2

Atul Kulkarni – the Ghazi Attack

 

Filimside Best Song First Half

Kaabil Hoon -Kaabil – Guuleyste 97 Cod

Ik Vaari Aa – Raabta

Zaalima – Raees

Lambiyaan Si Judaiyaan – Raabta

Baarish – Half Girlfriend

Main Agar – Tubelight

Dhamaad

Haddaba Aqriste Ka Waran Natiijada iyo Sida Aad U Codeyseen Filimside Best First Half…

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. HaMze ZizoU says:

    hhhhhhh funny wllhi wax kale waa laga wada hadliye maxay ku qiyaaseen directorka ugu wanaagsan cida u qalanta mise qooto qooto weeyaan sheekadu lol

  2. abdiaziz says:

    kaabil waa u qalaamaa waa film sheeko wanagzan




Featured Video