Qaar Ka Mid Ah Jilaayaasha Ugu Caansan Telugu Oo Ka Qeyb Galay Arooska Shyam Prasad Reddy Gabadhiisa (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Jilaayaasha ugu caansan ee Telugu badi hal goob kuwa wada kulmaan maadaama ay kala mashquulsan yihiin laakiin maanta arooska Shyam Prasad Reddy Gabadhiisa ayaaa waxaa kasoo qeyb galay jilaayaal caan ah.

Waxaa macquul inaan garanaynin Shyam Prasad Reddy waa filim qarash gareeye ka tirsan shirkada Telugu asigoo maal giliyay filimada Talambralu’ Ankusham’ Anji’ iyo kuwa kale.

Haddaba arooska Shyam Prasad Reddy Gabadhiisa waxaa kaspp qeyb galayjilaayaal caan ah sida Chiranjeevi, Prabhas, Anushka Shetty, Mahesh Babu, Allu Arjun, Pawan, S.S. Rajamouli, Venkatesh, Jagapati Babu Sai Dharam iyo Pawan Kalyan,

Fadlan hoos ka daawo sawirada

Actor-Jagapati-Babu-(1)

Actreess-Anushka

Chiranjeev-(2)

WARAR DHEERAAD AH:

Direvctor,-Rajamouli

Hero-Allu-Arjun-(1)

Hero-Prabhas-(1)

Hero-Prabhas-(3)

Hero-Venkatesh

Pavan-Kalayn-(3)

Sai-Dharam-Teja

Sivakrishna,-Prabhas

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. moohaayo says:

    www rijaalis aya mesha isku arky praphas allu arjun pig support




Featured Video