Sanjay Dutt Dhalashadiisa 58-aad Wuxuu La Qaadanaaya Saaxiibkiisa Dhabta Ah Paresh Ghelani Ayagoo Ku Sugan Tanzania

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Actor  Sanjay Dutt  oo  Maanta u dabaal  dagaaya dhalashadiisa  58-aad waqti  lama qaadanaayo  qoyskiisa  maadaama uu  ku sugan yahay dalka Tanzania.

Sida  shabakada  Mid Day,  shaacisay  Sanjay  Dutt  ayaa  dhalashadiisa  58-aad  la qaadanaaya saaxiibkiisa dhabta ah ee  BFF  Paresh  Ghelani  ayagoo ku  sugan dalka Tanzania gaar ahaan Serengeti Natioinal Park.

sanjay dutt 2

WARAR DHEERAAD AH:

Paresh Ghelani  qof kale  ma aha  waa saaxiibka  dhabta ee  Sanjay Dutt sidoo doorkiisa filimka nolasha Sanjay Dutt looga  hadlaayo  waxaa  jili doona  Vicky Kaushal.

sanjay dutt 1

Dhinaca kale Sanjay Dutt  wuxuu ku  soo  laaban doona fiimka Omung Kumar  ee  Bhoomi  ee kula wehliso Aditi Rao Hydari  oo  Sanjay  gabadhiisa ku matali doonto waxaana la daawan doona September 22.

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Iqlaas Hassan says:

    Zaki ino so qor tacsida inder kumar iyo xidigaha ka qeyb galay




Featured Video