Top 10: Sanjay Dutt iyo 10-kiisa Filim Ee Ugu Sheekada Fiican Qiimeynta IMDB Rating (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Sanjay Dutt  waa jilaa  maqaamkii  ugu sareeyay  ka gaaray  Bollywood-ka  waana  jilaaga  kalii ee  looga haray  filimada  lagu soo bandhigo Gangstar-nimada  ama  qamarji nimo.

Maadaama  Super Star-kaan  maanta u dabaal  dagaayo  dhalashiisa  58-aad  waxaan  jacel nahay inaan idinla wadaagno  macluumad  walbo oo ku saabsan jilaagaan.

Sidoo kale Baba  wuxuu  sameyn  karaa doorar kala  duwan ha noqoto  shactiro  jaceyl iyo  in dareenkaaga si dhaqsi ah ku badalo  waana  jilaa wijigiisa si dhaqsi isku badali karo.

Super Star  Sanjay Dutt  wuxuu ka mid  yahay jilaayaasha mudada  dheer bollywood-ka  ku jiray  waana  Super Star ilaa hada  lawada  jacel  yahay.

Sidaa  daraadeed  maanta waxaa si gaar  ah u fiirin doona  Sanjay Dutt  iyo 10-kiisa  filim ugu  sheekada fiican qiimeynta  IMDB Rating  heerka ay  ka galeen.

IMDB Rating  oo looga haray  qiimeynta filimada  fariinta  ay xambaarsan  yihiin  iyo  darajooyinka ay  siisay  filimada Super Star  Sanjay Dutt  waxayna  filimada ku  saleeyaan  10/10.

1) Munna Bhai M.B.B.S. (2003) IMDB Rating 8.2/10

2) Pk (2014) IMDB Rating 8.2/10

3) Lage Raho Munna Bhai (2006) IMDB Rating 8.1/10

4) Vaastav: The Reality (1999) IMDB Rating 8.0/10

WARAR DHEERAAD AH:

5) Naam (1986) IMDB Rating 7.7/10

6) Khal Nayak (1993) IMDB Rating 7.3/10

7) Saajan (1991) IMDB Rating 7.3/10

8) Sadak (1991) IMDB Rating 7.1/10

9) Shootout at Lokhandwala (2007) IMDB Rating 7.1/10

10) Kaante (2002) IMDB Rating 6.5/10

F.G:  IMDB Rating waxaa lagu saleeyaa qiimeynta 10/10 sidaa daraadeed filim walbo  filimka uu ka sheego  fiican yahay  qiimeynta  wuu   kaga   sareeya waxaan   sare kaaga muuqdo muuqato in   Sanjay Dutt   filimadiisa 4-ka mid ah ay ku jiraan   qaanada 8/10   halka 5-kalena ay  jiraan  qaanada 7/10  sidoo kale  hal   filim ayaa  ugu  jiro  qaanada 6/10.

 Hadabba Aqriste 10-kaan Filim Ugu Sheekada Wanaagsan Ee Uu Sameeyay Sanjay Dutt Midkee Ayaa Ugu Jaceshahay Adiga Ahaan.

Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. m.guursade says:

    MUNNA BHAI M.B.B.S aya ugu sheego wacan waa filim classic runtii…

  2. Mohamed atoore says:

    Sadak. Saajan khalnayak vaastav

  3. muusaa baay says:

    Filimka aatish waa imisa qiimayntiisu

  4. asad noor says:

    sadak

  5. Ismail Aamir says:

    Ma kala wada dhacaan kuwan
    iyo kuwo kale oo badan
    lkn _Munna Bhai.
    M.B.B.S
    And Vaastav

  6. Abu king khan says:

    khal nayak best film way kamadalo dawashadisa

  7. mhamud baxaroz says:

    kuwsaaa la dhacy
    vaastav
    muna bhai
    naam




Featured Video