U Gaar Ah Koonfur Hindiya Filimka S/o Satyamurthy Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka   S/o Satyamurthy   waa filim  koonfur  Hindiya ah  gaar  ahaan shirkada  Telugu waana filim ku saabsan arimaha qoyska  laguna  soo  bandhigay  action wacan.

S/o Satyamurthy  waxaa la  daawaday  9 April  2015  wuxuuna  ka mid  ahaa filimada  ugu lacagaha  badan  ee koonfur Hindiya soo xareeyeen  sanadii  2015.

Filimka  S/o Satyamurthy  waxaa  wada  jileen  Allu Arjun,  Upendra,  Prakash Raj,  Brahmanandam,  Rajendra Prasad,  Samantha Ruth Prabhu,  Sneha,  Adah Sharma, Iyo Nithya Menen.

Fadlan  hoos  kaga bogo filimka  Allu Arjun S/o Satyamurthy iyo sida uu ku noqday Below average ama filim guul dareystay.

Lacagaha uu ka keenay dhul weynaha Nizam – 61.7 crore

Lacagaha kooxda cajadaha qeybiyeen ka heleen – 37.65 crore

Gobalka Karnataka wuxuu ka keenay – 12.70 crore

Tamil Nadu wuxuu ka keenay – 1.60 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Hindiya inteeda kale – 2 crore

USA iyo dunida inteeda kale – 9.50 crore

Lacagaha nadiifka uu kasoo xareeyay dal iyo dibad 90.50 crore

Kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ku iibsadeen dal iyo dibad – 54 crore

Kooxda cajalada qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 51.90 crore

Natiijadiisa Below Average

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. cadnaan says:

    ilama aha inuu filmkaan guuldaraystay

  2. Asa says:

    Asc wll Aadan Muriidi dood la’aan S/o Satyamurthy ma ahan filim guul daraystay that is why maalintu so baxay ilaa maalintu tiyaatarada ka dagay aniga xogtiisa meel kasta ka aqrisanayey waana filim guulaystay waliba wuxuu noqday Above Avrage halka u meelaha qaar ka noqday Super Hit marka gabi ahaan la isku geeyo lacagaha uso xareeyey iyo faa’idada laga helay wuxu noqday verdict ahaan Above avrage.

    mahadsanid Aadan Muriidi

    • Aadan Muriidi says:

      wll see cml waxaad leedahay wuu guuleystay above average waadna ku tilmaamtay

      mid aan ku fahansiiyo filimada koonfur hindiya wuxuu guul ku gaari karaa ama ku guul dareysan karaa marka lisku daro lacagaha dal iyo dibad marka dood micno daro waalaga fiican yahay ee xaqiiqda waa sidaas

  3. Asad Ahmed Mohamed says:

    Asc wllkyag qaaliga ah Adan muriidi aniga kuma oran Hit dhamaystiran ayuu sidiisaba noqday e kaliya waxan ku dhahay waa filim guulaystay o lacagtiisa dib uso celiyey sidaasna ku noqday Above avrage halka ad adiga ku tilmaamtay filima guuldaraystay o Below avragte

  4. nabadoon says:

    so-satyamurthy maha film guul daraystay ee waa semi hir ama above average marka sxb xaqiiqada sifiican usoo raadi andhra boxoffice ama wikipedia midkaad doonto ka eeg ayaga ayaad xaqiiqada saxdaa ka helaysaa kolay xaqiiqada ugama dhawidin oo adinka ayaa lahaa andhra ayan kasoo xiganaa lkn warbixintaan meel qaldan ayaad kasoo xigatay

  5. sharp says:

    waxad ledahay wuu guul darastay hadana waxad leedahay filmka wuxu guul ku gadhi kara marka lacagta dal iyo dibad la isku daro hadana waxad ledahay waxa lagu iibsaday dal iyo dibad 54 crror wuxuna keenay 90crror see camal ani wali kuma fahmin 54crror aya lagu iibsaday wuxu keenay 90crror side ku guul darastay




Featured Video