Atirishada Ayesha Takia Oo Seygeeda Farhan Azmi Dil Loogu Hanjabay Dhanka Taleefoonka

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atirishada Bollywood-ka ka tirsan Ayesha Takia balse dhawaanahan wax filim ah sameyn nolosheeda gaarka ah dhibaato hor leh ayaa soo wajahday.

WARAR DHEERAAD AH:

Ayesha Takia seygeeda Farhan Azmi ayaa dil loogu hanjabay dhanka taleefoonka ah waxaana lagu heestaa inuu guursaday gabbar Hinduu ah waa Ayesha marki hore balse la sheegay inay diinta Islamba qaadatay.

Farhan Azmi ayaa booliska dacwad u gudbiyay markii baaritaan ay sameeyeen booliska Mumbai waxay ogaadeen qofka soo wacay Farhan una hanjabay inuu ka tirsan yahay xisbiga Hindu Sena ee Rajasthan ka dhisan.

Farhan Azmi sanadii 2009 ayuu Ayesha Takia guursaday waxayna u heysaa wiil lagu magacaabo Mikail sidoo kalena waa ganacsade maqaayado kala duwan Mumbai iyo Hindiya inteeda kale ku leh.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video