Filimka Mubarakan Oo Sare U Kac Xoogan Sameeyay Maalintiisa Sedexaad Qiyaasta Xili Hore

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka shactirada badan ee qoysaska loogu tala galay Mubakaran ayaa maanta oo Axad ah wacdaro xoogan ka dhigaayo Boxoffice-ka gudaha Hindiya.

Mubakaran maanta oo Axad ah subaxdii hore wuxuu ku furmay 30% ilaa 35% wuxuuna in badan ka wanaagsanaa maalmihii Jimcada iyo Sabtiga sida uu ku furma.

WARAR DHEERAAD AH:

Mubarakan wuxuu sii karaar qaatay maanta duhurkii iyo galabta xiliga Hindiga asigoo gaaray 60% ilaa 65% waana heerkii ugu sareeyay ee uu gaari lahaa.

Mubarakan caawo fiidkii 60% ayuu marayaa waxaana la sheegay in tiyaatarada qoysas fara badan usoo daawasha tageen weliba Waqooyiga Hindiya siweyn ayaa looga daawanayaa caawo filimkaan xiisaha badan.

Mubarakan sida uu haatan ku socdo waxay ka dhigan tahay in Axadiisa kowaad uu keeni doono ugu yaraan 10 Crore waana ganacsi heer sare ah.

Mubakaran Axada ganacsi xoogan ee uu sameenayo kaliya kuma filno waxaa qasab ah inuu Isniinta hoos u dhac weynin sameynin si uu Boxoffice-ka baaqi ugu sii ahaado filimkaan.

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. muxamed says:

    Sxb saki mawduucii tager shrof kubdiidaayey inuu laadar filimada ku jilo waxaad tidhaahdeen wuxuu kaga dayanaayaa salman khan iyo hrithik roshan hrithik dhoom2l laadar ma,aha miyaa iiy soo jwb

    • mahad cabdi cawad says:

      laadar maaha ee waa tuug dhaca waxyaabaha qaaliga ah, laadar waxaa la yiraahdaa ninka dadka laaya ee manaxaha ah ama daroogada ka ganacsada waa aniga aragtideyda

    • Zakarie Abdi says:

      Laadar toos ah Hrithik ma ahan sida qof xumaan bareer ah sameeyo oo dadka laayo ama dadka gumaado kaliya waa door xumaan xariiftnimo ku dheehan leh marka hadii laadar toos uu ahaan lahaa bilada atoore ugu wanaagsan kuma qaadan laheyn Dhoom 2.

  2. hashim says:

    Sxb muxumad anba waan kula qabaa
    Ra.yigaas
    Dhoom2 laadir amuu ka ahaa hrith

  3. boss says:

    saan qabo aniga hrithik dhoom 2 waa laadir lkn waa hogaamiya filimka wuxuuna ku leeyhy filimka door weyn aysan xatta atorayasha filimka wado aysan laqaybsan karin……ladarkaas oo kle waa khatar..

  4. Ismail Aamir says:

    Best actor ma waxa lasiiyaa
    laadar hhhh
    best villain ayaa LA siiyaa




Featured Video