Shahrukh Khan Kumanaan Taageero Ah Ayaa Magaalada Dubai Kusoo Dhaweesay (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood King Khan Aka Shahrukh Khan wuxuu gaaray magaalada Dubai halkaasna kumanaan taageero ah ayaa kusoo dhaweeyeen oo siweyn u sugayeen imaatinkiisa.

SRK oo horey u sheegay in Dubai gurigiisa labaad tahay ayaa halkaas u tagay inuu xayeysiis u sameeyo filimkiisa Jab Harry Met Sejal oo Jimcadaan tiyaatarada la saari doono.

SRK socdaalkan waxaa ku wehlisay Anushka Sharma waxayna joogi doonaan maal maha nagu soo fool leh Dubai iyo Abu Dhabi ayagoo saxaafada siweyn ula fal gali doonaan.

SRK iyo Anushka ayaa tageen Dubai Mall waxaana la sheegay in ka badan 25,000 oo taageero ah goobta isugu imaadeen.

SRK iyo Anushka ayaa goobta ka qaadeen heestooda hirgashay Beech Beech Mein kadib taageerayaasha ay la fal galeen.

WARAR DHEERAAD AH:

Taageero Jarmal ah ayaa sheegay inuu subaxdii 10:00 am barqanimo uu goobta yimid sacado badana uu sugaayay aragtida SRK.

Taageero kale oo Pakistani ah wuxuu SRK u sheegay inuu ksoo tagay shaqo wareysi looga qaadi oo dhanka isgaarsiinta ah si uu hal mar u arko King Khan!

SRK ayaa u mahad celiyay taageerayaashiisa faraha badan ee Dubai sida qalbiga furun ugu soo dhaweeyeen wuxuu u sheegay in filimkiisa Jab Harry Met Sejal fariin ahaan siweyn laga heli doonaan.

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. faiza cabdulahi says:

    ar qoftaa anushka ah wan tagera

  2. ibraahin cabdilaahi baafaawi says:

    zxp wxn ininka codsanyaa inaad si dhakhso ah noogu turjumtaan filimaanta

  3. daa'uus says:

    asalaama calaykum walaal filimkaan maan china laga daawaneynin.

  4. khaalid cade says:

    hhhhh wey buun buuniyeen war idinkuba ku fikara in aad tageerayaal fara badan heshaan shaqo tiisa ka wanagsana tagerayaal ku hantidaan

  5. cali says:

    Reer dubai shahru khan jeclaa May Actoro noqdaan ayana




Featured Video