15 Jilaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Iyo Magacyadooda Dhabta Ah (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kusoo   dhawaada   maqaal   xiiso   leh  oo   ku  saabsan  qaar  ka  mid  ah  jilaayaasha  ugu  caansan ee  koonfur Hindiya  iyo Magacyadooda  Rasmiga  Ah.

Jilaayaasha   koonfrur  Hinidya  magacyada  ay  caanka  ku  yihiin  waa  mid  iska  fudud  laakiin  waadla  yaabi doonta  magacyadooda  dhabta  ah   ee jilaayaashaas.

Waxaana liiskaan  ka arki  doonta  jilaaaga  aaad taageertid iyo  magaciisa  dhabta  laakiin  magacacooda  dhabta  caan  kuma  aha ee  waxay   caan ku  yihiin  magacyada  ay  magaca  ku yeeshteen  sidoo  kalena  shaashada  looga  bartay.

Fadlan  hoos kaga bogo 15 Jilaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Iyo Magacyadooda Dhabta Ah.

1) Chiranjeevi – Konidela Siva Sankara Vara Prasad

2) Dhanush – Venkatesh Prabhu

3) Jr. NTR – Nandamuri Taraka Rama Rao Jr

WARAR DHEERAAD AH:

4) Kamal Hasan – Parthasarathy

5) Mahesh Babu – Mahesh Ghattamaneni

6) Mammootty – Muhammad Kutty Ismail Paniparambil maneni

7) Mohanlal – Mohanlal Viswanathan Nair

8) Pawan Kalyan – Konidela Kalyan Babuathan Nair

Lasoco Qeybta Labaad 15 Jilaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Iyo Magacyadooda Dhabta Ah…

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. madaale says:

    sxb gabadha asal ahaan somali ah ayaa ku jirta musalsalka amerikanka ah 13 reasons why maxaa ka jiraa?




Featured Video